Hadii aad ka filanayso forex ama trading ka suuqyada maaliyada in maalin taajir lagu noqdo, aad bad u qaldan tahay ma jiro qof maanta intuu ganacsi bilaabo isla maanta taajir noqda, wax walibaana talaabo talaabay usocdaan.
QAYBAHA
INTERMEDIATE
Heer kan markaad soo gaadho waxad baran doontaa badiba forex iyo dhamaan qaabka loo trade gareeyo suuqyada maaliyada, adoo baranaya nidaam aad maalin waliba ku shaqaysan karto
PROFESSIONAL
Heer kan waa heerka ugh dambeeya waana qaybta aad ku noqonayso trader ama ganacsade dhamaystiran oo suuq waliba trade garayn kara
FUNDING
WAXAD BARATAY DHAMAAN QAYBAHA KOORSADA, WAXAN KUUGU TALA GALAY ACCOUNT CHALLENGE KUGU FILAN OO AY KALIYA KAA XIGTO IMTIXAAN FUDUD OO AH, SI LOO HUBIYO AQOONTAADA. 100% WAA GUARANTEE
STUPID MONEY CONCEPTS
CERTIFICATE
Markaad dhamayso qaybta professional ka ah waxad heli doontaa shahaado cadaynaysa in aad aqoon wax ku oola soo baratay, ayna tahay itusoo itaabsii waayo waxad ka gudubtay challenge ah +100% gain live money ah
TAARIIKH KOOBAN
STUPID MONEY CONCEPTS
ASC, MAGACAYGU WAA C/RAXMAN (BULBUL) KUSII FOGAAN MAAYO
TAARIIKHDAYDA QAASKAA, FOREX WAXAN BARASHADIISA BILAABAY , ILAA 2020 KADIB
WAXYAALIHII AAN UGU HORAYN BARTAY WAXA KA MID AHAA BASICA SIDA SUPPORT IYO RESISTANCE
ANOO MARKAA KA BARTAY ALLE HA BARAKEEYEE USTAAD CABDIWALI MOALIMU, KADIB WAXAN BARTAY NIDAAMKIISA SIDA SUPPLY AND DEMAND IYO LIQUIDITYADA, SIDOO KALE MARKET STRUCTURE, KADIB WAXAASOO DHAN WAY IGU ADKAATAY XAQIIQATAN IN AAN KUSII DHAGANAADO WAAYO MAAHA WAX AAD SUUQA MAR WALIBA KA HELAYSO, SAASOY TAHAY WAXAN UWAREEGAY ICT CONCEPTS ANOO BARTAY STRATEGYADO BADAN OO UU ICT LEEYAHAY WALIBA QAYBAHA PRIVATE KA AH AMA CHARTER CONTENT KA , OO AAN KU HELAY SI ADAG, KADIB WAXAN BARTAY DHAMAAN CHARTER CONTENT GIISA Iyo Models ka OO DHAN, SIDAASOO AY TAHAY WAX AAN KU DHAGANAAN KARO OO AAN SUUQA MARWALIBA KA HELI KARO MAY NOQON WAAYO WAA DHIBAATO MARKAAD TRADEKA KU QASAARTID ADOO WAQTI DHEER SUGAYAY, ADUU ISMA DHIIBIN WAXAN BARTAY STRATEGYADO KU QOTOMA MOVING AVERAGES IYO INDICATORS II FUDIDAYNAYA PRICE ACTION KA KADIB MARKAAN ARKAY IN AAN WAXAN MARWALIBA SUUQA KA HELI KARO WAXAN JOOJIYAY WIXII AAN HORE USOO BARTAY EE AHAA SMC (STUPID MONEY CONCEPTS) KADIB SI AAN USII HORUMARIYO AQOONTAYDA TRADING KA WAXAN SII BAADHAY XOG BADAN ANOO OGAADAY IN AYNA MUHIIMADU AHAYN STRATEGYADA EE AY TAHAY UUN NIDAAM AAD JOOGTAYN KARTO IYO RISK MANAGEMENT LABADANNA MARKAAD HESHO PSYCHOLOGY KAAGU UU SAXMAYAA, INTAA WIXII KA DAMBEEYAY WAXAN BARTAY ORDERFLOW CHARTS IYO VOLUME PROFILE, DEPTH OF THE MARKET, IYO DELTA . MAANTANA WAXAN AWOODAA INAN SUUQA SOO GALO OO AAN 100 TRADE WAX KABADAN QAADAN KARO WAAYO SUUQA WAN FAHMAY HAB DHAQANKIISA,
"Muhiimadu maaha forex ban maqlay, ee waa forex ban ka ganacsadaa.."